News

Tababarkii xubnaha Guddiga Agaasinka oo soo gabagaboobay

Posted: Saturday 21 February, 2015

Mogadishu-Somalia

SOMALIA SOUTH CENTRAL NON STATE ACTORS (SOSCENSA)

15th-21th February 2015

Daladda SOSCENSA waxaa maanta usoo gabagaboobaya 6 maalmood oo tababaro iyo shirar isugu jira.

1.     Maalinta koobaad waxay ahayd aqoon kororsi xubnaha guddiga agaasinka dhexdooda ah.

2.     2 maalin oo ah Dib u qaabeynta himilada iyo aragtida fog ee Daladda SOSCENSA

3.     Iyo 3 maalin oo tababar ku saabsan strategy-yada Daladda SOSCENSA.

DSC08487

















Guud ahaan shirka iyo tababarka si wanaagsan ayuu ku bilowday kuna dhammaaday, wixii documents ah ee ka soo baxana dib ayaan idinla wadaagi doonaa.
 

DSC08535

 

 

 

 

© 2011 Somalia South-Central Non State Actors. All rights reserved.

Terms & conditions | Privacy Policy | Sitemap | Contact Us

Status

Loading.Please wait...

SOSCENSA | News

Copyright © 2011 - 2017 SOSCENSA. All Rights Reserved