Join SOSCENSA

Waa maxay faaiidooyinka laga helo xubin ka noqoshada SOSCENSA?

Hadii aad xubin ka noqoto SOSCENSA, waxaad awood u yeelaneysaa sare u qaadida aaraada, waxa bulshadaadu danayso iyo waxa ay ahmiyada siiso. Maadaama ay ku howlayaan siyaasada wada hadalka, xubnaha SOSCENSA waxay awood u leeyihiin wax ka badalida hannaanka dajinta go,aamada saameeya nolosha dhammaan dadka Somalia.

Waa maxay waxa fagaaruhu qaban karo ee xubnaha shakhsi shakhsiga ah aysan qaban karin?

Ayada oo la isu keenayo qeybo badan oo ah ka qeyb galeyaal aan dowli ahayn oo ku hadlaya hal cod oo arin kusaabsan ayaa SOSCENSA waxay mudnaan la jamciyay siisaa dadka aan weligood codkooda laga maqli lahayn heerka siyaasadeed.

SOSCENSA waxay xiriir fiican la yeelatay hayadaha qaranka iyo beesha caalamka waxayna door isku xir oo muhiim ah ka ciyaartaa dhexda ka qeybgaleyaasha aan dowliga ahayn iyo dadka dajiya go,aamada.

Hadii aad jeceshahay inaad ku soo biirtid SOSCENSA fadlan buuxi foomka hoos ku qoran. Waxaan kuu soo diri doonaa foomka.

Xusuusnoow: In dhammaan meelaha oo dhan loo baahan yahay

 



Halkan ku qor e mail saxan, sida john@exaple.com


Enter the name of the organization you represent.


Security code

U geli 5ta jifar ee xuruufaha sirta ah sida lagu tusay. Xuruufaha oo dhan amaa waa waaweyn yihiin ama waa wada yaryar yihiin.

Dir

© 2011 Somalia South-Central Non State Actors. All rights reserved.

In Somali | Shuruudaha isticmaalka | Siyaasada kali ahaanshaha | Qariirada goobta | Nala soo xiriir

Status

Loading.Please wait...

SOSCENSA | Join SOSCENSA

Copyright © 2011 - 2017 SOSCENSA. All Rights Reserved