Tusaale u noqosho

Waxaa jira fikir dadka Soomaalida ahi ay qabaan kaasoo ku saabsan in go, aamada saameeya noloshooda ay yihiin kuwo beesha caalamku gaarto, ayada oo dadka wadanka leh aan si aad ah loola tashan. Arintan ayaa waxay saamayn ku yeelataa wax tarka barnaamijyada gargaarka, waxay hoos u dhigtaa bulshada rayidka Soomaaliyeed, waxayna sidoo kale gacan ka geysataa qoqobida ay ka qoqobeyso bulshooyinka Soomaaliyeed gaarida go, aamada. SOSCENSA waxay soo jeedinaysaa isticmaalka nidaam lagu kordhinayo sidii bulshada rayidka ah ee shacabku ay wada shaqeyn ula yeelan lahayd dadka ayagu go, aamada gaara ee caalamiga ah iyo kuwa qaranka. Aqriso sida shaqadeenu ay natiijo wax ku ool ah ugu yeelanayso sidii gacan looga geysan lahaa nabadda iyo horumarka Somalia.

© 2011 Somalia South-Central Non State Actors. All rights reserved.

In Somali | Shuruudaha isticmaalka | Siyaasada kali ahaanshaha | Qariirada goobta | Nala soo xiriir

Status

Loading.Please wait...

SOSCENSA | Tusaale u noqosho

Copyright © 2011 - 2017 SOSCENSA. All Rights Reserved