Waxa aan qabanno

FagaarahaJilayaasha aan dowliga ahayn ee Somaliawaxa uu taaganyahay in uu noqdo buundadii isku xiri lahayd shacabka soomalilandiyo maamulada qaran iyo waliba dhinacyadda caalamiga ah ee dejiyo hanaanka iyosiyaasada.

Ujeedadiisu waxay tahay sidii uu ku xaqiijin lahaa siyaasadaha saameynaya nabadaiyo horumarka noqdaan kuwa muhiimad u leh kana jawaabaya baahidan ay dadkuqabaan.

Sharcinimada doorka SOSCENSA waxay kuqotontaa kala duwnaanshaha dadka xubnaha ka ah ee jilayaasha aan dowliga ahaynkwaas oo matala qeybo badan oo ka mid ah bulshada, oo ku kala qeybsan juquraafiahaan, dhinaca jufada iyo qeybaha kale ee Somalia.

SOSCENSA waxay isu keentaa dadka xubnaha ka ah si ay u yeeshaan wadatashi sal-ballaaranoo ay ka yeeshaan arrimaha muhiimka ee khuseeya nabada iyo horumarka ee Somaliland.Wadatashiyaddan waxay saldhig u noqonayaan qaabka loo dejinayo talooyinkaay SOSCENSA u soo jeediso beesha caalamkaiyo maamuladda qaran.

Qaabkan wadatashiga loo wajahayo waxa uusiinayaa wakiilada SOSCENSA u qaabilsan siyaasada wada hadalka ogolaansho xoogganwuxuuna ku caawiyaa hubinta in xog-haynta iyo guddigu ay noqdaan kuwo xil iskasaara xubinnimada.

SOSCENSA waxay abuurtaa xiriir laba dhinac ah oo ka dhexeeya nabadda iyo horumarka Somalia.

Wakiilada fagaarahu waxay uga shaqeeyaan siyaasada wada hadalka qaraniyo mida caalami sida soo socota:

Waxaysiiyaan dadka siyaasada dajiya macluumaad iyo talooyin ka socda ka jilayaashaaan dowliga ahayn ee ka shaqeeya gobolka ee sida ugu wacan qibrada ugu leh kahadalka iyo xaalada meesha ka jirta.

Waxay ku caawiyaandadka siyaasada dajya ee ka shaqeynaya amniga iyo horumarka Somalilandsidii ay ku wadaagi lahaayeen macluumaadka ku saabsan hannaanada siyaasada iyonatiijooyinka ayagoo la xiriiraya qeybo badan oo Soomaalida ka tirsan kuwaasooka badan inta ay sida tooska ah ula xiriiri karaan.

  • Gali sawirka kusaabsan hannaanka siyaasada wada hadalka

  • Halkan geli sawirda muujinaya qaavka loo marayo wadatashiga dejinta siyaasada

 What we do (Somali)

© 2011 Somalia South-Central Non State Actors. All rights reserved.

In Somali | Shuruudaha isticmaalka | Siyaasada kali ahaanshaha | Qariirada goobta | Nala soo xiriir

Status

Loading.Please wait...

SOSCENSA | Waxa aan qabanno

Copyright © 2011 - 2017 SOSCENSA. All Rights Reserved