Hannaanka wada tashiga

Women and ChildrenSOSCENSA waxay siisaa guddi tashi iyo fagaare ka qeybqaateyaasha aan dowliga ahayn si markaasi ay sharaxaad uga bixiyaan aragtida iyo waxyaabaha dadka Somalia ay danaynayaan. Waxaan isu keenaa xubnaheena si ay u yeeshaan wada tashiyo sal ballaaran kuwaasoo noqda asaaska talo bixinada siyaasada loogu tala galay beesha caalamka iyo hayadaha qaranka. SOSCENSA waxay sidoo kale ka qeyb qaadataa howlaha maxaliga ah ee wax looga qabanayo nabadda iyo horumarka Somalia. Tusaale ahaan waxaa howlahaas ka mid ah indha indhaynta doorashooyinka.

© 2011 Somalia South-Central Non State Actors. All rights reserved.

In Somali | Shuruudaha isticmaalka | Siyaasada kali ahaanshaha | Qariirada goobta | Nala soo xiriir

Status

Loading.Please wait...

SOSCENSA | Hannaanka wada tashiga

Copyright © 2011 - 2017 SOSCENSA. All Rights Reserved