Wararka

Daladda SOSCENSA oo qabanqaabineysa banaanbax nabadeed

Waxaa la dhajiyay: Sabti 14 Maarso, 2015

Mogadishu-Somalia

Somalia South Central Non State Actors (SOSCENSA)

Daladda Jilayaasha aan dowliga ahayn ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya (SOSCENSA) oo ku hadleysa Afka bulshada rayidkaka Soomaaliyeed waxay ka dhiidhiyeysaa boobka ay shirkadaha Talyaaniga iyo Kenya ku hayaan Badda Soomaaliya.

MudaaharaadkaWaxayna arrintaas ka muujinayaan dareenkooda, iyagoo u maraya banaanbax nabadeed. Waxaana banaanbaxaas isla soo agaasimay Midowga Ardayda Jaamacadaha Soomaaliyeed iyo Daladdaha Waxbarashada Soomaaliya, waxaana howshaas qabanqaabadeeda Hormuud ka ah Daladda SOSCENSA.




Waxaa banaanbaxaas ka soo qaybgalaya ku dhawaad 10,000 oo qof, maalinka talaadada ah.

Mudaaharaadka.jpg 1

 

 

 

© 2011 Somalia South-Central Non State Actors. All rights reserved.

In Somali | Shuruudaha isticmaalka | Siyaasada kali ahaanshaha | Qariirada goobta | Nala soo xiriir

Status

Loading.Please wait...

SOSCENSA | Wararka

Copyright © 2011 - 2017 SOSCENSA. All Rights Reserved