Siyaasada

PolicyLaga soo bilaabo 2008, SOSCENSA waxayku howlaneyd sidii ay wax uga qaban lahayd meeqaamyada siyaasada ayada ookaashanaysa shabakadaha xubnaha ka ah oo ay ka qeygalinaysay hannaankasiyaasada wada hadalka. SOSCENSA waxaa ay damacsan tahay hubinta sidiisiyaasadaha saameeya nabadda iyo horumarka Somalilanday ku noqon lahaayeen kuwo habboon oo isla markaana ka jawaaba baahida dadka.

Siyaasadaha SOSCENSA waxaa lagudajiyaa hannaan wada tashi oo ka dhexeeya xubnaheeda kaasoo ku saabsan arimahamuhiimka ah. Natiijooyinka wada tashiyadaa ayaa noqda asaaska talooyinkasiyaasada ay SOSCENSA u dajiso beesha caalamka iyo hayadaha qaranka.

Qaabka wada tashiga ayaa wuxuuogolaansho adag ka siiyaa wakiilada SOSCENSA dhanka siyaasada wada hadaladawuxuuna gacan ka geystaa hubinta sidii xog-haynta iyo guddigu ay u noqonlahaayeen kuwo xil iska saara xubin nimada.

© 2011 Somalia South-Central Non State Actors. All rights reserved.

In Somali | Shuruudaha isticmaalka | Siyaasada kali ahaanshaha | Qariirada goobta | Nala soo xiriir

Status

Loading.Please wait...

SOSCENSA | Siyaasada

Copyright © 2011 - 2017 SOSCENSA. All Rights Reserved