Welcome to SOSCENSA

HomepageSOSCENSA waxaa laga soo gaabshay ka qeybqaateyaasha aan dowliga ahayn ee Koofurta/Bartamaha Soomaaliya

SOSCENSA waxaa ujeedadoodu tahay xoojnta Kaqeybqaateyaasha aan Dowliga ahayn ee marka magacooda la soo gaabsho loo yaqaano (NSAs) kana jira gobalada Koofurta/Bartamaha Soomaaliya si markaasi ay ugu howlaan siyaasada wada hadalka gudaha iyo tan caalamiga ah iyo dajinta go,aamada si dabadeed loogu helo dadka Soomaaliyeed mustaqbal bad qaba oo nabadi ay ku dheehan tahay. Waxaanu ku hadalnaa magaca Soomaali weyn marka laga hadlayo arimaha dhimida faqriga, horumarka, maamul wanaaga, demoqraadiyada, nabadda iyo amniga.

© 2011 Somalia South-Central Non State Actors. All rights reserved.

In Somali | Shuruudaha isticmaalka | Siyaasada kali ahaanshaha | Qariirada goobta | Nala soo xiriir

Status

Loading.Please wait...

SOSCENSA | Welcome to SOSCENSA

Copyright © 2011 - 2017 SOSCENSA. All Rights Reserved